Allow nabad - Maryan Mursal, Jooqle, Qoomaal iyo Nimco

Somali Sites 
Hobyonet

Somcare.org

Benadir Univers
Somali links
Mudug.com
CodkaMudug
Marka Cadeey
Baraawepost
Islamic Sites
Dr. Bilal Philips
Boqolsoon 
Islamic City
Quran Audio
Noble Quran
MSA
Ottawa Muslims
Eat Halal.com
Punland:Hiddo ayay u leeyihiin Cusurinimo iyo Hagardaamo - Karshe Majiid
MudugNet Muqdisho, Jimce, 30ka Luulyo, 2010.
Hay’ada UNHCR oo mas’uuliyiinta Sucuudiga ugu baaqaday iney joojiyaan masaafurinta dadka Soomaalida.
Dowladda Uganda oo sharci cusub ku soo rogtay Soomaalida doonaysa iney  galaan Uganda
Haweenka Galmudug oo deeq gudoonsiiyay dadkii laga soo masaafuriyay Gobolada Puntland.
3-qof oo xalay lagu dilay Degaano ka tirsan Degmada Madiina ee Magaalada Muqdisho.
Xarakada alshebab oo la wareegtay gacan ku haynta degaanka Yeed ee gobolka Bakool.
MudugNet Muqdisho, Khamiis, 29ka Luulyo, 2010.
Dad laga Soo Bara kiciyay Boosaaso iyo  Garoowe oo Mar kale Soo Gaaray Magaalada Gaalkacyo.
Xaaladda magaalada Muqdisho oo maanta Degan xili maalmihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo qasaaro badan sababay.
Xarakada Alshebab oo sheegtay iney xabad kala Hortagi doonaan ciidamo shisheeye kasta oo yimaada dalka Soomaaliya.
Shacabka ku nool magaalada B/weyne oo bilaabay iney ka qaxaan magaalada iyo dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka jira Duleedka Magaalada B/weyne.
Xarakada Alshebab oo iska bari yeeshay iney xiriir la leeyihiin Koox diimeedka dagaalka kula jirta maamulka Puntland.
MudugNet Muqdisho, Arbaco, 28ka Luulyo, 2010.
Booqasho rasmi ah uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug  Mudane Xasan M. Hayl ku yimid Arizona - Cumar Axmed
Guddoomiyaha Barlamaanka Gal-Mudug oo booqasho ku Joogay magaalada Edmonton ayaa uga gudbay Magaalada Pheonix Arizona ee Dalka Mareykanka.

Abdallah Kulmiye - Edmonton
Maamulka Galmudug oo mudo 15 cisho u qabtay Hay’adaha samafalka iney xafiisyo uga furtaan Gobolada uu ka taliyo maamulka Galmudug.
Abaabul dagaal oo maanta laga dareemayo Gudaha iyo Duleedka magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan.
Ciidamadda Axmed Madoobe iyo kuwa xarakada Alshebaab oo ku dagaalamay Duleedka Dhooblay.
Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug State oo ka warbixiyay Kulamo magaalada Muqdisho ay kula yeesheen Madax sare oo ka tirsan Dowladda KMG iyo Golaha Dhaqanka beelaha Hawye.
Hogaamiye Dimeedka Dagaalka kula jira Puntland oo sheegay inuu xiriir la leeyahay xarakadda Alshebaab.
Shirkii Hogaamiyaasha Afrika oo la soo gabagabeeyay iyo war murtiyeed laga soo saaray shirkaas.
MudugNet Muqdisho,  Talaado, 27ka Luulyo, 2010.
Dagaalo goos goos ah iyo Duqeymo sababtay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacday qeybo ka tirsan Muqdisho.
Ku simaha Gudoomiyaha baarlamanka oo ku tilmaamay Xildhibaanadda Muqdisho ku sugan Xilkas laawayaal.
Shir Madaxeedka Hogaamiyaasha Africa oo maanta lagu wado in lagu soo gabagabeeyo magaalada kampala ee caasimadda Dalka Uganda .
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo talaabo qalad ah ku tilmaamay qorshaha maamulka Puntland uu ku masaafurinaayo dadka ka soo jeeda Gobolada Koofurta Soomaaliya.
Xaaladda magaalada Muqdisho oo saakay degan ka dib dagaalo qaraar oo shalay ka dhacay Caasimadda.
MudugNet Muqdisho, Isniin, 26ka Luulyo, 2010.
Madaxweynaha Galmudug oo Xil ka qaadis ku Sameeyay Xubno ka Tirsanaa Maamulka oo uu ku Eedeeyay xil Gudasho La’aan
Ururka Hor’umarinta Haweenka Bandiiradley oo laga Hi Galiyay Degmada Bandiradley ee Galmudug State
Daawo sawirada
Wafdi ka socda maamulka Galmudug oo Muqdisho wada hadalo kula leh Madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya.
MudugNet Muqdisho, Axad 25ka Luulyo, 2010.
Shacabkii laga soo raafay maamul Beeleedka Puntland oo ku dhibaataysan magaalada Beled weyne
Yuusuf Indha Cadde oo Muqdisho dib ugusoo laabtay Cambaarayna jeediyay.
Duqaymo dad badani ku dhinteen oo ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Mucaaradka Uganda oo ku dhawaaqay in ciidanka Uganda Muqdisho lagasoo saaro
MudugNet Muqdisho, Sabti 24ka Luulyo, 2010.
Prof Maxamed Faarax Jimcaale "AMISOM waxay Muqdisho ka gaysanaysaa Jariimo xun oo shacabka ka dhan ah waa in si deg deg ah dalka looga saaraa oo shacabka xasuuqa laga joojiyaa".
Raashin dhacay oo lagu gubay magaalada Kismaayo Jubbada Hoose
Gudoomiyihii Ahlusuna degmada Matabaan oo xilkii uu hayay iska casilay
Beelaha dega Gobalada Bay iyo Bakool oo Hub farabada ku wareejiyay Xarakada Al Shabaab
 
MudugNet Muqdisho, Jimce, 23 ka Luulyo, 2010.
Gudoomiyaha Baarlamaanka GalMudug Mudane Xasan Maxamuud Hayl oo Safar ugu kicitimay Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta, Canada ee Shidaalka laga qodo.
MudugNet Muqdisho, Khamiis, 22 ka Luulyo, 2010.
Ciidamo ku labbisan dharka Tuutaha  ayna Hogaaminayaan Saraakiisha Galmudug ayaa Maanta lagu daadiyay Wadooyinaka Magaalada Gaalkacyo
Nin Rayid ah oo Caawa lagu dilay Tuulada Baaga ee u dhaw Galinsoor.
Mas’uliyin Ka tirsan Galmudug  oo uu Hogaaminayo Madxweyne kuxigenka Ayaa Maanta ukicitimay Magaalada Muqdsisho ee kadib Casumaad ay kahelen DKMG.
Madaxtooyada oo qiratay in Saraakiil ka goostay Shabaab isku dhiibeen.
Xildhibaan Furux "Maamulka Puntland Hawiye nacayb ayuu dhaqankii Soomaaliyeed uga baxay".
Dowladda KMG ah oo Talaab ka qaadaysa kooxaha ku labisan Dareeska ciidanka ee dadka dhaca
Dagaallo qaraar oo galabta ka dhacay deegaanka Kalabeyrka ee Gobalka Hiiraan.
MudugNet Muqdisho, Arbaco, 21 ka luulyo  2010.
Galmudug iyo Hay’adda DRC oo kulan ku yeeshay Guriga Madaxweynaha Galmudug  ee Magaalada Galkacyo.
Daawo Sawirada
Dad ay Puntland Soo Musaafirisay oo soo Gaaray Galkacyo iyo Maamulka Galmudug oo Sheegay  inay kusoo dhawaynayaan Deegankooda.
Odayaasha dhaqanka Hawiye oo Maamulka Faroole ku Tilmaamay mid Cunsuri qabiili ah
Dagaallo Culus oo Galabta ka socda Hareeraha Madaxtooyada Villa Soomaaliya
Mucaaradka Soomaaliya oo weerar ku qaaday Ciidanka Kenya ee Xadka ku suagn
C/raxmaan Janaqoow oo Quus ka Muujiyay sii jiritaanka Dowladda Federaalka KMG ah
Rasaas Wiifto ah oo Hakisay shaqadii ka socotay Madaxtooyada Villa Soomaaliya
MudugNet Muqdisho, Talaado, 20ka Luulyo  2010.
Saraakiisha Galmudug State oo Sheegay  inay ka Hortagayaan dhibaato Cabdi Sukri Cali Xirsi ka wado   Deegaanada Galmudug State.
MudugNet Muqdisho, Isniin 19ka Luulyo, 2010.
Dagaallo qaraar oo maalintii 2-aad ka socda qaybo ka tirsan magaalada Muqdisho iyo AMISOM oo duqaymaha shacabka laba jibaartay
Macalin Xaashi "Waqti Dheeri ah ayaa ku darnay xiligii Garka ladaysanayay Reer Muqdisho sidaas la socda"
Maamulka Somaliland oo sheegay in ay soo Afjari doonaan dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyaad beeleedka SSC
Al Shabaab oo Magacaawday Sarkaalka u qaabilsan hantida shacabka laga qaado
MudugNet Muqdisho, Axad 18ka Luulyo, 2010.
Xaflad Si heer Caalami ah loo soo agaasimay oo uu ka soo qeyb Galay Gudoomiyaha Baarlamaanka GalMudug Mudane Xasan Maxamuud Hayl ayaa Xalay lagu Qabtay Hotelka Caalamiga ah ee Holiday Inn ee Magaalada Toronto.
Ka daawo Universal, Ka dhageyso Ogaal Radio (Toronto) oo Caawa Siin doona Saacad Barkeed
Saraakiisha Galmudug oo iska Fogeeyay Edayn uga timid Maamulka Puntland oo ah in dadkii waqooyiga dilka ka Gaystay Galeen dhanka Galmudug State.
Ciidamada Amaanka Puntland oo Qabtay waxyaabaha qarxa oo la galiyay wadada aada Ariborka Gaalkacyo
Weriyaasha ka Howlgala Idaacadda Dowlada KMG ah oo Cabasho ka Muujinaya Mushaar la'aan daashatay Weriyaashaasi.
Ururka Ahluusna oo loogu Baaqay in ay Xayiraadda ka qaadaan Idaacadaha ku yaal Gobalka G/gaduud
10 qof oo ku dhimatay Duqaymo ay Ciidamada AMISOM degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho
Ciidamada Itoobiya oo bilaabay in ay ka baxaan Xuduud Beenaadka xilli Dowladu ciidan shisheeye u yeeratay
Wasiirka Warfafinta Galmudug oo si qaladan u maamulay Tabar loogu tala Galay Saxaafada Gobolka Mudug
Ahlusuna oo Idaacado G/gaduud ka mamnuucday tebinta duruusta diiniga ah ee shekeh Mustafe Xaaji Ismaaciil iyo Shabaab oo idaacad ka furatay Ceelbuur (warbixin)
MudugNet Muqdisho, Sabti,  17ka Luulyo, 2010.
Kulan u dhaxeeya Jaaliyadda GalMudug ee Canada iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka GalMudug Mudane Xasan Maxamuud Hayl oo Saacadaha soo Socda ka dhici doona Magaalada Toronto.
Wasiirka arrimaha Dibadda Dowladda KMG ah oo sheegay in Soomali galbeed ka mid tahay dhul weynaha Soomaliya - Allah Yashraf Yuusuf Dheeg  Wadani Dhab ah walaakeey Rumad !!!!
Ganacsato Lagu Dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo
Baarlamanka Dowlada KMG ah oo Ansaxiyay mid kamida Xeer Hoosaayada u degsan iyo Buuq ka dhashay qaabka loo maamulaya Siminaar dibadda ah

Contact Us: mudugnet@yahoo.ca

Halkaan ka Daawo Warbixin uu Wariyaha Universal TV ee Toronto ka sameeyay Kulankii Toronto ee Gudoomiyaha Baarlamaanka GalMudug Mudane Xasan Maxmuud Hayl iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed Daawo Daqiiqada 26.48 seconds

Galmudug: Waxay U Baahantahay In Si Dag Dag Ah Loo Badbaadiyo - Xasan Abdi-Cad
Xarardheere: Waa U Siyaasad Xumo Galmudug In Ay Guluf Colaad Abuurto - Hassan Shirwa
Somalia: The Sinister Geopolitical Strategy Of Ethiopia & Its Puppets Must Be Foiled - H. Shaykh
Cayaarihii Soomaali Week  2010 oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Sosca ayaa maalintii Axada Jul 11 2010 lagu soo gabagabeeyay garoonka weyn ee centennial park stadium Toronto Canada .
Daawo Sawirada oo Dhan oo Flash Animation ah waxaa goob joog ah Cayaartooydii hore ee Qaranka

Dhismaha iskuulada Ceel-dibir & Wisil oo  dhamaaday iyo Bulshada Wisil oo Codsi Jeedinaya.

 

Daawo Sawirada

Galmudug: Waxay U Baahantahay Hoggaamiye Adag OO Sharciga Dhowra - Kaarshe X. Majiid
Ololaha  Wacyi Galinta Wax Barashada Galmudug oo ay Soo Gabagabeeyen Ardayda Ka qalin Jabisay Dugsiga Sare SYL ee Galmudug State  - Warbixin Dhameystiran iyo sawiro Taariikhi ah

Xaflad si weyn  ay u soo agaasimeen ardeyda Galmudug state dalka Kenya  laguna taageeriyay Dowlad Goboleedka Galmudug State oo lagu Qabtey Magaalada Nairobi

Axmed Cali Salaad  waa maxay faa'iida ugu jirta Colaada uu ka abaabulayo Mudug??

 TFG Parliament: A Bogus Political Victory For Sharif Xasan - By H. Shirwa

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MAAMULKA GALMUDUG STATE
Mustaf Hassan Ahmed (Qoyste)
Dhalinayarada dibad jooga ah

DHISMAHA DEKADDA HOBYO WAXAA HORTAAGAN DEKADDA BOOSAASO!! -  By Aniso Cali

Islam does not condone Terrorism.  By Qeys Hagi

Haddii Ay ku Moosaan Karti ayaa La'isku Muujiyaa
Halku dhiga Maqaalka  -By  Maxamed C/laahi Cali

Barwaaqada deegaanada Galmudug State ka jirta iyo Balaayada Al-Shabaab la damacsan tahay ! - Xasan Buurane
"HILIB KIISI BUU CUNAY NIN HAGRADAY DHULKII SII"  - by Mohamed Cabdullaahi Cali
Somalia: Dadoow Labadaan Kala-Dhowra ! - Hassan Shirwa
TFG Somalia: Aden Madoobe Is A collaborator of Ethiopia - Karshe Majiid
Wafdigii Kormeerka ku aaday Degaano ka tirsan GalMudug oo dib Galkacyo ugu soo laabtay kana warbixiyay Socdaalkoodii.
Daawo sawirada  Faalada raacsana aqri

Col.Muxiyadiin Macalin Cali ayaa ka warbixiyay heerka uu Marayo dhismaha iskuulka Sare Ceel-guula ee GalMudug State

 

Daawo Sawirada

In ka badan 10 Arday oo ka Qalin Jabisay Xarunta Madarasada Xiftinta Quraanka Kariimka Bahaa-udiin ee Magaalada Galkacyo
Daawo Sawirada By.Cabdalle

Dhibaatooyin Dhanka Nolosha ah oo ka jira Xeryaha ay Degan  yihiin Dadka Soo barakacay ee Galkacyo
Daawo Sawirada

Bulshada Deeganka Sadex Higlo ee Galmudug oo dib u Abaabulay Xarumo waxbarasho Codsina Jeedinaya (Daawo Sawirada) By Abdalle

MudugNet Videos