(1)
Diyaariye :
Cabdulqaadir Axmed Colaad
Xuska 18 Guuradii ka soo wareegtay Geerida Halgame
C/laahi Ciise Maxamuud iyo taariikhda Halgankiisi
oo dhan.
Munaasabad
Heer Qaran ah oo lagu maamuusayay Xuska 18sano Guurada ka
soo wareegtay geerida Marxuum halgamaa C/laahi Ciise
Maxamuud ayaa shalay galabta lagu qabtay Hotelka Saxafi ee
magaalada Muqdisho,iyadoo xafladaasi ay ka soo qeyb galeen,
Siyaasiyiin, aqoonyahano, Waxgard iyo Marti sharaf kale oo
aad u fara badan.
Munaasabadda Xuska
Halgamaa C/laahi Ciise ayaa xubnihii ka hadlay waxaa ka mid
ahaa Halgame Cali Shido Cabdi oo si weyn uga hadlay
tariikhdii iyo hawl karnimo C/laahi Ciise iyo
Halgankii uu u soo maray Xuriyadda iyo Madaxbanaanida Umadda
Soomaaliyeed.