

Wasiirka
Warfafinta Galmudug oo si
qaladan u maamulay Tabar loogu
tala Galay Saxaafada Gobolka
Mudug
MudugNet, Muqdisho, Axad, 18ka Luulyo, 2010.
Xarunta
Dugsiag Hoose dhexe ee Waabari
Magaalada Galkacyo waxaa Maanta
lagu qabtay kulan la sheegay
inuu yahay Simnaar ama Tababar
loo qabanyo Saxaafadda Gobolka
Mudug kaasi oo ay qaban
qaabiyeen shaqsiyaad uu ka mid
yahay wasiirka wasaaradda
warfafinta Maamulka Galmudug
Abashir Max’d Aadan {Jeesto}
kaasi oo si qldan umaamulay isla
markaana shaqsiyaad gaar u ah
asaga liiska ku qortay si ay
ubuuxiyaan tirada loogu talagay
simiraanka oo ay soo diyarisay
wasaaradda warfaafinta Dawladda
KMG Somaaliya
Xubnihii
kulanka ka qayb galay oo uu
qudab ujeediyay Wasiirka
wasaarada warfafinta Abshir
Jeesto waxa uu sheegay in
siminaanka ay soo diyaarsiayay
wasaaradda warfainta Dawladda
Soamliya ayna ka qayb galayaan
dhamaan suxufiyiinta ka hawl
gasha Gobolka Mudug oo aan loo
kala saarin Galmudug &Puntland
waxaana taasi ay Mas’uulkasi ku
noqonaysaa mid Been abuur ah oo
xad gudb ku ah suxufiyiin badan
oo Gobolka mudug ka hawl gasha
waxaaana kulanka ka dhacay
iskuulka Waabari joogay tiro yar
oo aan badankood ka tirsananay
suxufiyiinta lakin ah bulshada
iska caadiga ah oo oo uu Abshir
jeesto si hoose usoo diyaarsaday
In kabadan
35 suxufi oo ka hawl gala
qaybaha kala duwan ee
warbaahinta Dalka &Dibadda Sida
Idaacado,Websidyo iyo Tv-yo
Gobolka wakiilo uga ah iyo kuwo
Madax Banaan waxay cadaynayaan
in lagu been abuurtay oo asyan
jirin wax casuumad ah oo ay ka
heleen wasaaradda warfinta
Galmudug State
Dhanka kale
xariir aan caawa la samaynay
wasiiraka warfafinta Abshir
Jeesto kalana hadalnay sida wax
ujiraan iyo waxa sababay inuu ku
been abuurto suxufiyiin aan
siminaar loo qaban ayaa Gabi
ahaanba aan wax jawaab ah ka
helin waxaana dhacaday in
ninkaasi Mas’uulka warfinta
Galmudg ah uu telfoonka inta uu
qabto nagu dhagaysto sidoo kale
wasiir kux igeenka warfafinta
Axmed Baasto oo aan kala
hadalnay Arintaasi waxa uu
sheegay inuusan waxaba kala
soconin siminaar iyo Tababar loo
qabanayo Suxufiyiinat Ka hawl
gala Gobolk Mudug
Wasaaradda
warfafinta Galmudug oo aan
marnaba uqaban wax tababar ah
saxaafdda Gobolka ayaa waxaa
tabarkii Ugu horeeyay oo ay ka
heshay wasaaradda warfaafinta Dawladda
Soamliya uu noqday mid si
qaladan loo mamaulay oo
shaqsiyaad Gaar ah ku
danaystaan qaar ka tirsan
wariyaal waqti danbe loogu wacay
hala kulanka simnaarka lagu
sheegay ka dhacay oo uu ka mid ahaayen
Cabdi waaxid Macalin isxaaq iyo
Idiris Cabdi Kariin Nuur waxay
xaqiijiyeen in goobta ay soo
xaaadireen ilaa 20ruux oo aan
saxaafadda ku jirin sidaasi
darteedna ay iskaga soo tageen
Qaybaha
warbaahinta waiyaashooda Aan ka
qayb Galin Kulanka iskuulka
waabari ee lagu been abuurtay
waxa ka mid ah Idaacadaha Radio
Hobyo RadioCodkamudug Radio
Codkanabadda, Radio
Shabelle,Radio Hornafrik.Radio
Barkulan, Irin,ETN
Tv.Codkaudug.com,Hobyoradio.com,
Mudugnet.com,Hobyonews.com,
Allpuntland.com,Raxareeb.com.
Sidoo kale
waxaa jira tiro wariyaal Madax
Banaan oo Gobolka jooga aadna u
dhaliilay sida Wasiirka
Warfaafinta Galmudug ugu been
Abuurtay.
Abadlla Mohomed
Abdulle
Mudugnet Galkacyo
GalMudug SOMalia
+25290-752260
+252615-495000
Cabdalla45@hotmail.com