

Saraakiisha Galmudug State oo
Sheegay inay ka Hortagayaan
dhibaato Cabdi Sukri Cali Xirsi
ka wado Deegaanada Galmudug
State.
MudugNet, Muqdisho, Talaado, 20ka Luulyo, 2010.
Saraakiisha
Ugu saraysa qayabaha Kala duwan
ee Ciidamada Galmudug State ayaa
Markii Ugu horaysay ka hadlay
Dahq-dhaqaaq Ciidan oo
Todobadyadan ka socday Magaalada
Galkacyo ee Galmudug kuwaasi oo
ka amar qaata Xoogag Ahlu Sunna
Wal-Jamaaca oo ka yimid
Badankood Gobolka Galgaduud
muddoyinkan kusuganaa Galkcyo
Unna hogamiyo Cabdi Shukri Cali
Xirsi
Waxaana
manaata Cabdi shukri Cali xirsi
uu qudbada ugu jeediyay ilaa
labo boqol oo Askari oo
badankood ka yimid Galgaduud
kuwaasi oo degan xero duleedka
Galkacyo ah waxa uuna sheegay in
ay yihiin kuwo Amniga Magaalada
Sugaya tiro Ciidmada ka mi ah
ayaa wadooyinka Galkacyo Socod
ku maray Maanta
Taliyaha Guud
ee Ciidamada Galmudug Gaashale
Sare Xasan Faarax Kaarshe
Taliyaha Qaybta Polic-ka
Col.Max’d Nuur Cali
Gadaar,Afhayeenka Ciidmada G/dhexe
Nuur Max’d Xuseen Nuur Ganey iyo
Xubo kale oo ka tirsan
Saraakiisha Ciidmada oo Caawa
si wadajir ah Shir Jaraaid
Saxaafadda Ugu qabatay qadka
Telfonka waxay sheegen in
deegaanka Galmudug ay kusoo
wajahan tahay dhibaato dhanka
Colaadda ah oo sida ay sheegen
Colaad laga Abaabulayo waxayna
Ugubaaqeen qayabaha kala duwan
ee bulshada reer Galmudug in ay
ka foojignaadaan
“Ciidmada
tuutaysan ee wadooyinka maanta
maray ma ahan kuwo ka tirsan
Galmudug waana dad ka yimid
Galgaduud oo Ninka sheegtay
Gudoomiyaha Ahlu Sunna uu
abaabulay waana mid uu doonayo
in Amaanka Gobolka wax ugu dhibo
waxayna keenaysaa iska horimaad
iyo Colaad” ayuu yri Nuur Ganey
Afahayeenka Ciidmada Galmudug
State
Sidoo kale
Taliyaha Guud ee Ciidmada
Galmudug G/Sare.Xasan Faarax
Kaarshe oo isna Shirka jaraaid
ka hadlay waxa uu yiri” Maanta
Magaalada qaybo ka tirsan waxaa
lagu arkayCiidamo tuutaysan oo
la sheegayo inaysan deegaankaba
udhalan waaxaan amar siinayaa
qaybaha kala duwan ee taliyaasha
iyo saraakiisha Ciidmada
Galmudug waa inay difaac
Galiyaan Ciidamada Hawl Galna
bilaabaan markaasi ayaa waxaa
soo baxaya wixii aan wadanka
udhalan waana la dagaalamaynaa
Cidii dhibaato wada Ahlu Sunu
nika sheegtay waan maqalnay inuu
duulaan ku yahay xarardhere
Marka uu Gobolka yimid waan la
kulanay waxa uu sheegay in uu
socod Gobolka Ku marayo waana ka
ogolaanay waayao waa nin
deeganka udhshay lakin Abaabulka
uu wado mahan mid aan raali ka
nahay Ahlu Suna Anagaa ah
Galmudugna ah waxaan hayan
Srgaalka Ugu sareeya Ciidamada
Galmudug ee Gobolka waxa haatan
ila jooga qayba kala duwan ee
Saraakiisha Ciidamada waxaan ku
jirnaa difaac ayuu yri G/Sare
Xasan Faaarx Kaarshe.
Ugu
danbayntii Taliayaha Qaybta
Police-ka Col.Max’d Nuur Ayaa
isna yiri “Waxaa ah wax aan la
yaabno in Ciidamo Cid ay hoos
tagto oo xukunta aan la aqoon
yiraahdaan waxaan Sugaygnaa
Amaanka’ Halkaan waxaa ka jira
Dawlad Goboleedka Galmudug State
wax aysan Ogayna qofkii sameeyaa
waa qof xaaraan Cunay oo kale
Cadbi Shukri waan naqaan waa
ninkii ka tirsanaa Urukii la
magac baxay ladagaalanka
Argagixisada waan la socnaa inuu
yahay ninkii dhibaatda xamar ka
abuuray Waxa uu doonayaa in
Gobolka Mudug oo Nabad ah dano
asaga ugaar ah uu ka fuliyo mana
soconayso taasi waxaan
qaadanaynaa Amarka uu nasiiayay
Taliayaha Guud ee Ciidmada
Galmudug Ana waxaan Amar
siinayaa Ciidamda Polic-ka in ay
Galaan difaac adag oo looag
haortagoyo waxa Gobolka Kasocda
yuu Hadal Carol eh ku yri
Taliyaha Qaybta Polic-ka Gobolka
Mudug Col.Max’d Nuur Cali Gadaar
oo ka mid ahaa Saraakiisah Caawa
Shirka Jaraaid uqabatay
Saxaafadda Gobolka Mudug
Hadalada
kulul ee Saraakiisha Galmudug
ayaa umuuqda mid ay aad uga xun
yuhiin dhaq dhaqaaqa Ciidan ee
uu wado Cabdi Shukri Cali xirsi
oo kal hore loo dooratay
Gudoomiyah Xoogaga Ahlusuna
Gobolada dhexe walaow aan lagu
midaysnayn dadka siyaasadda
falanqeeya ayaa tilmamaya in ay
dhabar jab weyn ku tahay Hadalak
Saraakiisha Galmudug Cabadi
shukri Cali Xirsi iyo
Ciidmadaiisaba oo damcooda yahay
in ay la wareegaan Amaanka
Gobolka Mudug gaar ahaana inata
uu ka arimo Mamaaulka Galmudg
uu Madaxweynaha u yahay Max’d
Axmed Caalin oo wali aan ka
hadalin Aragtisiida ku aadan dha
dhaqaaqa ka socda Galkacyo
Cabdalla
Max’d C/lle
Mudugnet
Galkacyo
Galmudug State SOMalia
+25290-752260
Cabdalla45@hotmail.com