Nin
Rayid ah oo Caawa lagu dilay
Tuulada Baaga ee udhaw Galinsoor.
MudugNet, Muqdisho, Khamiis, 22ka Luulyo, 2010.
Wararka Caawa
aan ka helayno Deeganka
Galinsoor ayaa sheegaya in Nin
rayid ah lagu dilay Tuulada lagu
Magaacabo Baagga oo udhaxaysa
Degmada Bandiiradley iyo
Galinsoor wada laamiga ahna
Saaran
Sida ay
Mudugnet.com usheegen wax
Garadka Deeganka Galinsoor ruuxa
la dilay ayaa ahaa wiil
dhalinyro ah oo uu dhalay Shekh
Xasan Jaamac Dheere oo ah shekh
si weyn looga yaqaan Gobolka
Mudug degana Galinsoor waxaana
wax garadka noo sheegen in
wiilka oo ahaa darawl Gaari
Homey ah ay rag kale ka
kiraysteen kadibna marka uu
marayo Tuulada Baaga oo aysan
soo gaarin Bandiirdley ay
toogteen Meeshadan uaga tageen
Dilka wiilkan
dhalinyrada ah uu dhalay Sheekh
Xasan Jaamac Dheere ayaa si
weyn looga dareemay Deeganka
Galinsoor waxaaana halka dilka
ka dhacay kusoo baxay Ciidamada
Nabada Galyada iyo Odayaasha
deegaanka walaw aan lagu
Guulaysan in Gacanta lagu dhigo
Kooxihii dilka Gaystay
Gudoomiyaha
Degmada Galinsoor Cali Baashi
Aadan Gayre oo aan Caawa
telfoonkiisa Wacay ayasan iisuura
galin inaan helo Anteenada oo
Ciladaysan Awgeed waxaana dilka
Ninkani loo baadinayaa inuu
yahay aano qabiil oo udhaxaysa
kooxha dilka gaysatay iyo wiilka
ladilay Cidaha ay ka soo jeedaan
oo ka wada tiran Beelaha ku
Abtirsada Galmudug State