Amarkan iyo Yaabkani eega
Maxamed saleebaan Tubeec
iyo
Marwo Maxamed


Soomaaliya Ha Noolaato
Bal eega eega eega Amarkan iyo yaabkani eega - Boqorkii Codka Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Marwo Maxamed -Waa hees Qaraami ah oo si degan loo agaasimay , Erayo iyo naaxiyad iyo Miyuusig dheeli tiran lagu laray, Cod halaasi ah oon iska yeel yeel aheyna lagu qaaday - Maashaa Allah waxaa laga helaa heesaha noocani oo kale ah Hoyga Heesaha Qaraamiga Soomaaliyeed MudugNet , Magac Miskiin lagama aho Waa Ina Baahalow iyo akhwaaan yaalkiisa  oo idiin leh nala dhageysta