Dheeraa Dhuubanaa - Gaadaco

Soomaaliya Ha Noolaato
Dheeraa dhuubanaa dhisanaa  - MudugNet Classic Music -Cabdirisaaq Axmed Faarax (Gaadaco) - Heestan ayaa ka mid ah heesihii soo caan bacxay xilligii burburkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya Miyuusigga waxaa u garaacay wiilka uu Gaadaco abtiga u yahay ee Axmed Saalax Qaasim Yaa salaam Awlaad Fanaan Dhalay Ilbaxnimaad ku garataa