Jafaay Muudeey - Gaadaco

Naaxiyadii & Miyuusigii Xasan Gareed
Soomaaliya Ha Noolaato
Jafaay Muudeey a Ukuntaan ha ku joogsan - MudugNet Classics - Cabdirisaaq Axmed Faarax (Gaadaco) Erayadii abwaanka Da'da Yar Cumar shariif Ugaas - Naaxiyadii iyo Miyuusigii Mulaxanka weyn ee Xasan Sabriye Afrax ( Xasan Gareed )Heestan waxaa darandoori ula qaadi jiray Fanaanka Daa'uud Cali Masxaf oo Fankoodu soo wada kobcay xilligii burburkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya iyagoo nasiib u helay in heeso kala daran loo dhiibo oo boqolaal kor u dhaafaya. Heestan waxaa garaacay , si wacdara lehna ula jiibinaya Kooxda Sheego Band oo ah rag aan reer Canada isla nahay Asxaab isku wanaagsanna aan nahay