Soomaaliya Ha Noolaato

MudugNet Waxay idiin soo bandhigeysaa Heestii kala hubi shaqaalaha Hurda iyo ma seexdaha - Hobollada waaberi ama sidii berigaa 1968 dii loogu yeeri jiray Kooxdii Radio Muqdisho Waxaana Codkeeda si gaar looga dhadhansanaayaa Boqoradii Codka Xaliima Khaliif magool  (Allaha u naxariistee)   - Erayadii aabihii Fanka iyo Suugaanta soomaaliyeed AlXaaji Xuseen AwFaarax Dubbad (Naxariistii janno iyo Dambi Dhaaf Allaha Siiyee) Naaxiyadii iyo Miyuusigii Mulaxankii Qaranka Cabdillaahi Qarshe (Naxariistii Janno Allaha Siiyee)