Dagaal culus oo Maalintii Labaad ka socdo Muqdisho
Maydadka Ciidamada Itoobiya oo daadsan Wadooyinka.
MudugNet, Muqdisho. Axad, April 20, 2008.
Waxaa Maalintii Labaad magaalada Muqdisho ka socdo dagaalo qaraar oo looga
soo hor jeedo gumaystaha kusoo duulay Soomaaliya iyo Maleeshiyada Murtadiina
Majeerteen ee Dharka u dhigtya xasuuqa Shacabka Soomaaliyeed.
Sakaa aroortii ayuu magaalada Muqdisho markale dib uga bilaawday Dagaal aad
uculus oo lala galay Ciidamada Cadawga Itoobiya dagaalkaas oo ay ka qayb qaateen
Taangiyada Ciidamada Itoobiya ayay ku jabeen waxayna dhaafi waayeen goobihii ay
ka duulaana tageen.
Maanta Duhurkii ayuu markale dagaalku dib ubilaawday waxaana qaybo kamida
magaalada Muqdisho ku bilaawday Madaafiica BM-ka oo ay isticmaalayeen Ciidamada
Cadawga Itoobiya ilaah mahadii Itoobiyaankii oo isticmaalayay Taanigyo way
awoodi waayeen in ay qabsadaan Suuqa Xoolaha iyo Xerada Maslax.
Wixii soo kordha wararka Galabnimo ayaan kusoo qori Doonaa.