Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka

 

Beesha Caalamka oo Walaac balaaran xaalada Soomaaliya Gaar ahaan Xasuuqa ay Ciidamada Cadawga Itoobiya Muqdisho ka wadaan.



MudugNet, Muqdisho.
Talaado, April 22, 2008
.
 


 
Hay'addaha udoodo Xuquuqul insaanka iyo kuwa Maxaliga ah ayaa si isku mid ah usheegay in wixii ka dhacay degmada Huriwaa ay ahayaeen Xasuuq ay gaysteen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dagaal lagalay islaamiyiinta ku kacsan dowladda Itoobiya.
 
Mr.Banki Moon ayaa sheegay in sii socoshada dagaalada Muqdisho ay keeni karaan in xalaadu ay faraha kabaxdo islamarkaana ay Hay'addaha Q.Midoobe wedi waayaan Gar Gaarka ay siiyaan Shacabka.
dhinaca kale waxaa isi soo tarayo tirada dadkii ku dhintay duqaymaha ay Ciidamada Itoobiya ka wadan Muqdisho Hay'adda Elmen oo u doodo Xuquuqul insaanka ayaa sheegtay in dagaladii ugu dambeeyay ay ku qurbaxeen in kabadan 80-qof lama maalin gudahood.
 


MudugNet News