Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka

 

Kooxo hubaysan oo Xalay Weerar ku qaaday Gaari uu watay Xuseen Kadare Dilna ugaystay Darawalkiisii



MudugNet, Muqdisho.
Sabti, April 26, 2008
.
 


 
Kooxo hubaysan oo katirsan xoogaga waxiska caabinta Soomaaliyeed ayaa Xalay Weerar kuqaaday Gaari uu lasocday Dr. Xuseen Kadare oo katirsan Gumaysi racayada Kooxda Mbagati.
 
Xoogagii Weerarka ku qaaday gaarigii uu lasocday Xuseen Shiikh Axmed Kadare ayaa ku guulaystay in ay khaarijiyaan Xuseen Kadare balse waxay Dileen Darawalkii Gaariga uweday.
 
Falka u ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Manaabooliyo degmada Shibis magaalada Muqdsiho, Kooxaha waxiska caabinta Soomaaliyeed ee Halganka uwado sidii ay Dalka uga saari lahaayeen Gumaystaha Itoobiya ayaa markasta beegsada gumaysi racayada dalks ufudeeyay Ciidamada Itoobioya.


MudugNet News