Warkan kasoo yeeray Yusuf Dheeg
ayaa kusoo aadaya xilli ciidanka
Itoobiya ay dhawaan shacab
Muslimiin soomaali ah ku
xasuuqeen deegaanka Ceeldibir oo
ay Itoobiya gumaysato
Hogaamiyaasha Dowladda KMG ah
loogama baran in ay soo hadal
qaadaan arrin ku saabsan dhulka
Soomaligalbeed maadaama Itoobiya
ay xariir wanaagsan laleeyihiin
Itoobiyana aysan ogolayn in
arrinka soomaaligalbeed lasoo
hadal qaado