Ubax Tahliil Hassan Jimcaale
Waxaanu annagoo ka
tiiraanyeysan geeridii
kutimid Allaha u naxariistee
Marxuum Muxyadiin
CabdiGureey Faarax Weheliye
(Af weyne) oo ku geeriyooday magaalada
Gaalkacyo, Maamul Goboleedka
GalMudug.
Waxaan halkan oga
tacsiyadeyneynaa dhammaan
qoyska reer Faarax weheliye
iyo eheladooda.
Waxaanu
Allaah oga baryeynaa uu
geeyo Jannatul Firdowsa,
eheladii uu ka tegayna uu
ka siiyo samir iyo
iimaan-Aamiin.